Maamulka Addis Ababa oo Dawlad-deegaanka ku wareejiyey deeq raashin ah

Maamulka magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa mas'uuliyiinta Dawlad Deegaanka Soomaalida ku wareejiyay deeq 35 dhan gaadhi oo waday raashinka noocyadiisa kala duwan oo qiima ahaan dhan 100 milyan oo bir.

Warbixintan waxaa magaalada Jigjiga ka soo diray Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso deeqda Ethiopia