Ergayga Mareykanka ee Geeska Africa oo Booqanaya Sudan iyo Ethiopia

Ambassador David Satterfield

Ergayga Cusub ee Mareykanka ee Arrimaha Geeska Africa ayaa booqanaya Sudan iyo Ethiopia todobaadka soo socda sida ay Jimcihii sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.

Safarka ayaa waxaa qeyb ka ah sidii xabad joojin looga hirgelin lahaa Ethiopia iyo xal u helista mushkiladda ka taagan Sudan. Faahfaahinta waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ergayga Mareykanka ee Geeska oo booqanaya Sudan iyo Ethiopia