BORAMA —
Wafti ka socda Dowlad-Deegaanka Soomaalida ayaa gaaray magaalada Boorama ee Somaliland, waxaana booqashada wafdiga ujeedadeedu tahay sidii ay ugu kuur gali lahayeen hab maamulka shirkada Shaba ee maamusha adeega biyaha Boorama.
Dowladda Deegaanka ayaa dooneysa in si hanaan kaas la mid ah ay ugu adeegsadaan wakaaladaha biyaha magaalooyinka waaweyn ee Ismaamulka Soomaalida.
Wariyaha VOAda Haashim Sheekh Cumar Good ayaa warbixintan magaalda Boorama ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5