Wareysi: Sidee ayuu u shaqeeyaa hannaanka garsoorka ee DDS?

Talaaladadii shalay waxaa magaalada Jigjiga ee xarunta Is-maamulka Soomaalida ka dhacay shir ay yeesheen hay’adaha caddaaladda ee dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana arrimaha shirka lagaga hadlay ku jiray sarreynta sharciga, dawladnimada, iyo nabadgelyada.

Haddaba shirka ka dib ayaa wariyaha VOA-da ee magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa uu wareysi la yeeshay Wasiirka Caddaaladda Axmed Xaaji Samatar oouu wax ka weydiiyey tabashooyinka dhinaca caddaaladda ee hadda jira.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Caddaaladda DDS o sharraxaad ka bixiyay nidaamka garsoorka iyo caddaaladda