Jubaland: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada kuraasta Golaha Shacabka

Gudiga doorashooyinka Jubaland oo maalmahan waday diiwaangalinta ergooyinka iyo musharixiinta u tartamaya lix kursi oo doorashadooda la qabanayo todobaadka nagu fool leh ayaa soo gabaganeeyay diiwaangalinta musharixiinta.

Sida uu faafaahinta warkan inoogu soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada xubnaha Golaha Shacabka ee