Aragtida shacabka Somaliland ee furista ururada siyaasadda iyo doorashada soo socota

\

Furashada ururada siyaasada iyo xeerka doorashooyinkooda ayay horey go'aan uga soo saartay Maxkamda Sare ee Somaliland, waxaana arrintaasi noqotay waxay mid bulshada ku nool Somaliland aad u hadal hayaan, kadib markii xukuumada iyo Mucaaradku is-af-garad ka gaareen.

Warbixintan waxaa Boorama nooga soo diray wariyahayaga Haashim Sh. Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka Somaliland