Wareysi: Xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo laga bilaabay bixinta sharciga Kenya

Magaalada Dhadhaab waxaa lagu daah furay bixinta sharciga dalka kenya ee gibandhaha loo yaqaano dadkii Kenyaanka ahaa ee horraan faraha qaxootiga galay, iyadoo arrintan soo socotay in ka badan 20 sano sida adka kenyaanka looga saari lahaa faraha qaxootiga una heli lahayaan sharciga Kenya.

Qorshahan ayaa waxaa daah furay xildhibaanka Dhadhaab Maxamed Dahiye Ducalle.

Xildhibaanka ayaa u waramay wariyaha VOA, da Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Qaxootiga xeryaha Dhadhaab oo la siinayo sharciga Kenya