Puntland oo Bilowday Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee BF

Puntland waxaa maanta oo Sabti ah ka bilowday doorashada qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Puntland ka imanaya ee Golaha Shacabka dowladda federalka Soomaaliya. Doorashadan ayaana ka bilaabtay magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland.

Wariyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo bilowday doorashada xubnaha aqalka hoose ee BFS