KYIV —
Suurta-galnimada ah in Ruushka uu weerar ku qaado oo uu qabsado dalak Ukarine ayaa sii xoogeysaneysa ayada oo Moscow ay xuduudda dalkaas gaysya ciidamo gaaraya 100 kun oo askari.
Wada-hadallo toddobaadkii tegay dhex-maraya wasiirada arrimaha dibedda Mareykanka iyo Ruushka six al diblomaasi loogu helo xiisaddan ayaan guuleysan, inkasta oo la filayo inay dhacaan wada-hadallo kale.
Haddaba, wararkii ugu dambeeyay ee xiisaddan ayuu weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ka wareystay Maxamed Carab Sabuub oo ah saxafi madax-banaan oo ku sugan magaalada Kyiv ee caasimadda dalka Ukraine.
Your browser doesn’t support HTML5