DJIBOUTI —
Dowladda Djibouti ayaa dhawaan dhaqaajisay mashruuc ay kaga qeyb qaadaneyso ganacsiga gaadiidka baddaha, iyado soo gadatey markab nooca xambaara koonteneerada, taas oo ujeedadu tahay fududeyso gacansiga dalalka Soomaaliya, Ethiopia iyo Yemen.
Wariyaheena Ramadan Muse ayaa warbixintan Djibouti nooga soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5