HirShabelle oo doorashada 13 kursi ku qabaneysa Beledweyne

Doorashada golaha shacabka ee Somaliland

Guddiga doorashada Maamulka HirShabeelle ayaa habeenimadii xalay shaaciyay liiska kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kuwaasi oo yaalla magaalada Beledweyne.

Maamulka HirShabelle ayaa noqonaya maamulkii labaad ee laba magaalo ku qabto doorashada Golaha Shacabka kadib maamulka Koonfur Galbeed oo doorashooyin ku qabtayo Baydhaba iyo Baraawe.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

HirShabelle oo doorashada 13 kursi ku qabaneysa Beledweyne