Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay in dil Axaddii loo geystay gabar Soomaali ah loo soo xiray nin lagu tuhunsan yahay inuu dilkaas geystay.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOAda Ibraahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5