Dalka Canada, waxaa la khafiifiyay xayiraadaha COVID-19, sida in la isweydiiyo tallaalka COVID-19 marka dadka ay maqaayadaha fadhiisanayaan ama ay ka qeyb galayaan xafladaha iyo meelaha kale ee leysugu yimaado.
Sidoo kale carruurta ay da’dooda ka hooseysa 12-ka sano ayaanan hadda laga rabin gobollada qaar inay Afka xirtaan, taasoo markii hore ay ku qasbanaayeen.
Your browser doesn’t support HTML5