Wareysi: Afhayeenka Farmaajo oo beeniyey hadalkii wasiirka Batroolka

Madaxweyne Farmaajo

Afhayeenka, ahna Agaasimaha Warfaafinta ee Xafiiska Madaxweynaha Cabdirashiid Maxamed Hashi ayaa dafiray hadalkii wasiirka Batroolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ee ahaa in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo la ogaa heshiiska ay Soomaaliya la gashay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD, taasi oo 7 xirmo oo xeebaha Soomaaliya ah ay shidaal kaga soo sareysa.

Wariyaha VOA-da ee Washington Sahra Cabdi Axmed ayaa wareysatay afhayeenka madaxweynaha.

Your browser doesn’t support HTML5

Afhayeenka Farmaajo oo beeniyay hadalkii wasiirka Batroolka