Dadka Kenya oo ka cabanaya sicir-barar

Islii

Qaar ka mid ah dadweynaha reer Kenya ayaa ka cabanaya qiimaha cuntooyinka quutul-daruuriga oo aad sare ugu kacay malamihii lasoo dhaafay.

Kumannaan qof ayaa cabashooyinkooda mariyay baraha bulshada, iyaga oo dalbaday in sicirka maciishada hoos loo dhigo. Faahfaahinta qiime korodhkan waxaa warbixintan inooga soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta oo buuxda