Xiisad siyaasadeed oo ka taagan dalka Liibiya

Baarlamaanka Liibiya

Xeer dheerayaasha Carabta ayaa sheegaya in dalka Libya uu la kulmayo dhibaatooyin dhinaca siyaasadda ah, ka dib baarlamaanka dalkaasi uu magacaabay Ra’iisal Wasaare cusub, iyada oo Ra'isul Wasaarihii hore uu wali ku adkaysanayo in isagu uu yahay ka sharciga ah.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Xiisad siyaasadeed oo ka taagan dalka Liibiya