Xilli uu sii kordhayo qilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Maamulka Jubbaland ee ku aaday sidii ay doorasho uga dhici lahayd deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbahaareey ayaa waxaa magaalada Kismaayo soo gaaray guddiga uu dhawaan magacaabay Ra'isul Wasaare Rooble.
Guddigan oo qiimeyn ku sameyn doona amniga degmada Garabahaarrey ayaa sheeegay inay kulamo kulamo la qaadan doonaan siyaasiyiinta iyo qeybaha Bulshada ee kukala aragti duwan arimahaasi.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5