Toddobaadkii hore waxaa dalkan Maraykanka ku sugnaa wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku-xigeenka dalka Kneya William Ruto oo sidoo kalena hoggaaminaya isbahaysiga UDA ee ka midka ah labada isbahaysi ee ugu waaweyn ee ku tartamaya doorashooyinka soo socda ee dalka Kenya ka dhacay bisha August ee sannadkan.
Wafdigaasi waxaa ka mid ahaa xildhibaan Aadan Barre Ducaale. Haaruun Macruuf ayuu uga warramay ujeeddada safarkooda Washington iyo waxa ay tahay siyaasadda isbahaysiga UDA ee uu hoggaamiyo William Ruto.
Your browser doesn’t support HTML5