Maxaa ugu wacan dabka ka kacaya guryaha deegaanka Harta Sheekha?

Harta Sheekha

Waxaa in muddo ah deegaanka Harta Sheekh ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya kusoo noq-noqnayay dab qabsanayey guryaha dadka deegaanka kaasi oo khasaare gaystay.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay inaysan weli caddayn sababta kicinaysa dabkan. Warkan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ugu wacan dabka ka kacaya guryaha deegaanka Harta Sheekha?