FBI-da oo sheegtay inay kordheen kiisaska xagjirnimada gudaha Mareykanka

Hay'adda dambi-baarista Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in 18-kii bilood ee lasoo dhaafay ay laba jibaartay baaritaannada argagixisada gudaha Maraykanka.

Weriyaha VOA-da Jessica Stone ayaa la hadashay khubaro ka tirsan la-dagaallanka argagixisanimada oo keenaya farsamooyin markii hore looga shaqeeyay dibadda - si loola dagaallamo dhibaatada sii kordheysa ee xagjirnimada gudaha Mareykanka.

Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta FBI-da