Wasiirka arrimaha gudaha Djibouti Siciid Nuux Xasan ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada ka soo baxday doorashada degmooyinka iyo gobollada dalka Djibouti ee dadweynaha Djibouti ay cod bixinteeda u dareereen maalinti shalay. Ramadaan Muuse Jaamac ayaa warkan ka soo diray Djibouti.
Your browser doesn’t support HTML5