Barn. Martida Makrafoonka: Qoraa Cabdulqaadir Sh. Maxamed

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdulqaadir Sheikh Maxamed oo qoray buug uu ugu magac-daray Lafa-gurka Maahmaahyada iyo Murtida Soomaalida. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka