Telefishannada iyo Idaacaha magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa laga addimay xuska sanad-guurada saddexaad ee ee xasuuqii Muslimiintaa ee ka dhacay magaaladaas.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyah VOA-da Ibraahim Cumar Baafo.
Your browser doesn’t support HTML5