Warbixin ku saabsan doorashada laba kursi oo ka dhacday Kismaayo

Laba kursi oo ka mid ahaa doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee ku hartay magaalada Kismaayo ayaa xalay ka dhacday Kismayo, iyadoo heer gabagabo ah ay mareyso doorashada kuraasta ku harsan magaaladaas.

Warbixintaan waxaa inoo soo diray Adan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Doorashada Kismaayo