Dalal badan oo ku yaal Yurub ayaa bilaabay in dhamaanba xayiraadihii xanuunka Covid-19 qaadaan, waxaana ka mid ah Faransiiska oo joojinaya afsaabkii khasabka ahaa marka ay dadku galayaan goobaha la isugu yimaado halka dowlada Austraia ay iyana joojisay tallaalkii sharciga ahaa.
Warbxin ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5