Maamul goboleedka Jubaland ayaa manta soo geba-gebeeyey doorashada kuraastii Golaha Shacabka ee ku astaysnayd magaalada Kismaayo.
Waxaan weli xal laga gaarin qabashada doorashada 16-ka kursi ee yaalla magaalada Garbaaharey, oo khilaaf xooggan uu ka taagan yahay.
Warbixintan waxaa magaalada Kismaayo kasoo diray weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5