Agaasimiii hore ee hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in qaraxii xalay lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi uu ahaa mid siyaasadeysan oo la qorsheeyay.
Wariyaha VOA-da ee magaalada Washington Cabdilqaadir Maxamed Mursal Samakaab ayaa khadla telefoonka ee Beledweyne ku wareystay Sanbaloolshe, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay xaalada guud ee magaalada.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu Sanbaloolshe ka yiri qaraxii lagu dilay xidhibaanad Aamina Maxamed?