Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaal la doonayo in lagu qabto kulanka golaha shacabka oo qorshuhu yahay in lagu doorto guddoonka Golaha, kaasi oo caqabado ay hareeyeen.
Teendhada Afisyoone oo doorashada ay ka dhaceyso ayaa waxaa hadda gaaray qaar ka mid ah xildhibaanada oo saakadii hore ay u suurta-geli weysay ayagoo sheegay in booliska ay celiyeen.
Haddaba teendhada Afisyoone waxaa ku sugan weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, wuxuuna halkaas kula kulmay Gudoomiyaha Ku meel-gaarka ah ee golaha shacabka Ambasador Cabdisalaan Liibaan Dhabancad.
Waxa uu ugu horeyn weydiiyey sida ay qabanqaabada doorashadu u socoto?
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha Shacabka