Martida Makrafoonka: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Doorasho

LONDON — Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaaa toddobaadkan marti ku ah Cabdirisaaq Aadan Muxumed oo ah Cilmi-baare ka tirsan machadka Heritage ee Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka