MUQDISHO — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Xassan Shiikh ayaa wareysi uu siiyey VOA uga hadlay sababta uu isku sharxay, iyo waxa u qorsheysan inuu wax ka qabto haddii uu xilka ku guuleysto doorashada dhaceysa Axadda berri ah.
Weriyaha VOA Falastiin Axmed Iimaan ayaa ku wareysatay Muqdisho.
Your browser doesn’t support HTML5