Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo mas'uuliyiin kale oo talooyin u jeediyey madaxweyne Xasan

Xasan Sheekh

Mas’uulyiin ay kamid yihiin safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmednuur Tarsan, Siyaasiinta Soomaalida ee Kenya, culimada iyo ganacsatada Magaalada Nairobi oo kulan talo soo jeedin ah ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheeikh Maxamuud usoo jeediyay talooyin dhowr ah kuwaasoo ku aadan waxyaabaha ay Soomaalida Kenya ay ka filayaan dowladdiisa cusub sannadaha soo socda.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta nooga soo diray Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirka Soomaaliya ee Kenya iyo mas'uuliyiin kale oo talooyin u jeediyey madaxweyne Xasan