Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan dhaqan-gelisay codsi uga yimid dowladda Turkiga, kaas oo ah in hadda kaddib dalkaas loogu yeedho magaca "Türkiye" halka haatan laga yidhaahdo Turkey. Arbacadi ayay Qaramada Midoobay ku wargelisay dhammaan laamaheeda kala duwan in dalka Turkiga magaca laga beddelay.
Haddaba maxay tahay sababta ka danbeysay in Turkigu uu magaca iska beddelo. Warbixintan waxaa London kasoo diray, Wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5