Boosaaso —
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa xalay soo qabtay rag watay doon oo u dhashay dalka Yemen kuwaas oo ay sheegeen in ay ka tahriibin jireen xeebta Booasaso dhalinyaro intooda badan da'doodu ka yartahay 20sano.
Qaar badan oo dhalinyaradaas ka mid ah ayaa la geeyay ilaa iyo Libya oo markii dambe waalidkood laga soo dalbaday lacago madax furasho ah.
Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso kasoo dirtay weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac.
Your browser doesn’t support HTML5