Aabbe 55 jir ah iyo wiilkiisa oo isku mar ka qalin-jabiyay dugsiga sare

Cabdullahi Kaariye

Waxa la yiraahdaa waxarashadu da’ iyo waqti toona ma leh, waxaaana hal-hayskaas ka dhabeeyey Cabdilaahi Yuusuf Kaariye oo ah aabbe 55 jir islamarkaana ay haatan isaga iyo wiilkiisu dugsiga sare isku-mar kawada qalin-jebiyeen.

Wariyahayaga magaalada Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa Cabdilaahi Yusuf kula kulmay magaalada Jigjiga islamarkaana ka waraystay safarkiisa waxbarashada iyo hammigiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

55-jir iyo wiilkiis oo isku mar ka qalin-jabiyay