Nairobi —
Dowladda Ingiriiska oo dowladda Kenya ka taageeraysa xoojinta dagaalka ay Kenya kula jirto kooxaha argagixisada gobbolka xeebta ayaa malaayiin dollar ku taageertay xarun loogu talagalay inay ku hawl galaan Ciidamada Booliska la dagaalaka Argagixisada ee –ATPU loo soo gaabiyo ee Kenya taasoo laga hirgaliyay gobbolka Xeebta ah ee Mombasa.
Gobbolka Xeebta ee Kenya ayaa kamid ah meelaha ay kooxaha argagixisadu ay kasoo qaadeen weerarada ay la beegsadaan Ciidamada dowladda Kenya.
Wariyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan Nairobi kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5