Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay safarraddii ugu danbeeyay ee madxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku bixiyey dibadda, amaanka iyo filashada dhismaha gole wasiiro oo cusub.
Waxaa Muqdisho kasoo diray Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.
Your browser doesn’t support HTML5