Warbixin ku saabsan James Swan oo booqasho ku tagay Baydhaba

James Swan

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhaba ee xarunta ku meelgaarka ah ee maamul giboleedka Koonfur Galbeed, isgaoo la kulmay madaxwyenaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

James Swan.mp3