Soomaalida ISLII oo soo dhoweeyey guusha xildhibaan Yuusuf Xasan

Yuusuf Xasan

Soomaalida ku nool xafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa aad u soo dhaweeyay dib u doorashada xildhibaanka degmada Kamakunji Xildhibaan Yussuf Hassan Abdi iyo xubnaha ku soo baxay golaha deegaanka xaafadda Islii.

Wariyaha VOA-da Intisar Salah Hussein ayaa warbixintan Nairobi kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida ISLII oo soo dhoweeyey guusha xildhibaan Yuusuf Xasan