Faaqidaadda: Sidee xukuumadda Soomaaliya u fulin kartaa barnaamijkeeda?

Golaha Wasiirada

Barnaamijkii Faaqidaadda Todobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay sida ay xukuumadda cusub ee Soomaaliya ee dhowaan uu ansixiyey baarlamanka ay ku fulin karto barnaamijkeeda siyaasadeed.

Waxaa Muqdisho kasoo diray Wariyaha VOA-da Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Sidee xukuumadda Soomaaliya u fulin kartaa barnaamijkeeda siyaasadeed?