Dadkii ku dhintay dibadbaxyadii ka dhacay Somaliland oo maanta la aasay

Somaliland

Waxaa maanta magalada Hargeysa lagu aasay 3 qof oo ku dhintay mudaharaadkii 11-kii bishan August ka dhacay Hargeysa, iyadoo xukuumadda Somaliland ay qaadatay bixinta diyadda ama magta dadkii ku dhintay mudaharaadkasi.

Wariyha VOA-da Khadar Maxamed Cakulle ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadkii ku dhintay dibadbaxyadii ka dhacay Somaliland oo maanta la aasay