Bandhigga VOA: doorashada Kenya iyo Soomaalida gobolka Waqooyi Bari

William Ruto

Barnaamijka Bandhigga VOA ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay doorashada Kenya iyo Soomaalida Gobolka Waqooyi Bari waxa ay ka filayaan dowladda cusub.

Sahra Cabdi Axmed ayaa inoo soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: doorashada Kenya iyo Soomaalida gobolka Waqooyi Bari