Hibada iyo Hal-abuurka: Curinta qoraalka iyo Hablaha

Hibada iyo Hal Abuurka

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka ee toddobaadkan waxaan si gaara ugu eegaynaa, hablaha qoraaga ah. Waxaana marti ku ah Xamdi Axmed Siciid oo ku magac dheer 'Dhool Qaran' oo dhowaan magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay buug ay ugu magac dartay 'Isha Ixtiraamka' kaas oo ka hadlaya is-ixtiraamka iyo kala dambaynta bulshada.

Weriyaha VOA Cabdicasiis Barrow ayaa innala socodsiinaya

Your browser doesn’t support HTML5

Hibada iyo Hal abuurka