Ileyska VOA: Deyn-cafinta uu Biden u sameeyey ardayda Jaamacadaha

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dayn-cafinta uu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden u sameeyey ardaydii hore uga qalin-jebiyey Jaamacadaha iyo kuwa hadda dhigta.
Waxaa soo jeedinaya inoona diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Deyn-cafinta uu Biden u sameeyey ardayda Jaamacadaha