Muqdisho —
Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalkaa Soomaaliya.
Haddaba sababta arrintan keentay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu weydiiyey Wasiirka Maaliyadda ee Koonfur Galbeed Axmed Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa shantii wasiir ee war saxaafdeedka ku saxiixnaa.
Your browser doesn’t support HTML5