Shir looga hadlayay hormarinta dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Soomaaliya oo Nairobi ka dhacay

Shirka Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu soo gaba-gabaeeyay shir looga hadlayay sidii loo hormarin lahaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Soomaaliya iyo yaraynta fakhriga, kaasoo ay soo qaban qaabisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhaqaalaha iyo Bulshada ee ESCWA.

Waxaa shirkan ka qeybgalay masuulyiin kala duwan oo ka socday dowladda Soomaaliya.

Hadaba waxyaabihii kasoo baxay shirkaasi iyo muhiimadda uu u leeyahay shirkaasi dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa Wariyaha VOA-da ee Niaorbi Khadar Maxamuud Xareed uga warramay Xildhibaan Maxamed Cabdiraxman Nadiif oo ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federalka Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir looga hadlay horumarinta dadka baahiyaha gaarka qaba oo Nairobi ka dhacay.mp3