Muxuu Xildhibaan Yusuf Xasan ka yiri go'aanka Maxkamadda Sare?

Yusuf Hassan

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta oo Isniin ah ku taageertay doorashadii 9-kii Agoosto ee lagu doortay madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, kaddib go'aan loo dhan yahay, sida ay sheegtay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Kenya, Martha Koome, taasoo meesha ka saartay codsi uu u gudbiyay hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga.

Haddaba go’aanka ay gaartay maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa Haaruun Macruuf uu wax ka weydiiyey xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya, dibna loo soo doortay doorashadii dhacday 9-kii Ogosto.

Your browser doesn’t support HTML5

Muxuu Yusuf Xasan ka yiri go'aanka Maxkamadda Sare?.mp3