Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo ka hadlaya haweenka qoraaga ah iyo doorkooda arrimaha bulshada

Muqdisho

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan ayay marti ku tahay Farxiyo Muxyadiin Yuusuf oo loo yaqaano (Farxiyo Lamafilaan) oo ah gabar qoraa ah oo kana shaqaysa arrimaha bulshada.

Farxiyo Lamafilaan oo deggan magaalada Muqdisho ayaa qortay buugaag u badan xagga jacaylka, sidoo kalana waa la taliye xagga arrimaha bulshada ah, iyadoo dhallinyarada da’da yar iyo kuwa guurdoonka ahba kala talisa wanaajinta iyo ilaalinta xiriirka qoysaskooda.

Farxiya ayaa barnaamijka Haweenka iyo Qoyska uga sheekaynaysa goorta ay bilawday qorista buugaagta iyo talo siinta dhallinyarada.

Caasha Ibraahin Aadan ayaa innala socodsiinaysa

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska