Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka furmay shirweynaha madasha dhaqaalaha kaasi oo diirada lagu saarayo dhibaatooyinka dhaqaale iyo sidii xal waara loogu heli lahaa.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5