Golaha Guurtida Somaliland oo muddo kordhin u sameeyey Madaxweyne Biixi

Golaha Guurtida

Golaha Guurtida Somaliland ayaa muddo laba sano ah ugu kordhiyay muddo xileedka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kadib kulan uu goluhu maanta iskugu yimid. Guurtida ayaa sidoo kale muddo xileedka golaha ku darsaday muddo shan sano ah.

Geesta kale xisbiyada mucaaridka ee Waddani iyo UCID ayaa u sheegay VOA in ay ka tashanayaan arintan dibna ay ka soo sheegi doonan mawqifkooda.

Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Guurtida Somaliland oo muddo kordhin sameeyey