Dowladda Federaalka oo digniin culus u dirtay dadka u hoggaansama amarrada Al-Shabaab            

Axmed Macallin Fiqi

Wasaaradda Arrimaha Guddaha Dowlada Soomaaliyaa ayaa sheegtey in ay tallaabo ka qaadeyso ciddii u hoggaansanta amarrada Al-shabaab ee ah in dhaqaalo laga siiyo ganacsiga.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inay Al-Shabaab wakhtigooda uu dhamaadey haatanna dowladdu ay la xisaabtamayso cidkasta oo amarradooda fulisa.

Khubaradda amniga ka faalooda ayaa shaki galinaya sida dowladdu ay u damaanad qaadi karto amniga ganacsatada iyo milkiilayaasha.

Warbixin arrinkaasi ku saabsan waxaa soo diyaariyey Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Digniinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.mp3